Magaceygu Waa Ibrahim Adam
πŸ‘‹ Kusoo Dhawoow Balawii Tech! πŸš€
πŸ’Ό Balawii Tech - Xarumaha Aqoonta & Farsamada
πŸ“Œ Waxaad ka baran doontaa channel kan:
πŸ”Ή Graphic Design:
- Photoshop – Tafatirka & habeynta sawirrada xirfad leh
- Illustrator – Abuurista vectors, logos & naqshadaha hal-abuurka leh
- InDesign – Naqshadeynta buugaagta, brochures & dokumentiyada xirfadeed
🎬 Video Editing:
- Adobe Premiere Pro – Tafatirka muuqaalada & hagaajinta codka
- DaVinci Resolve – Color grading & tafatirka xirfadaysan
- Filmora – Tafatir fudud oo tayo sare leh
πŸ–₯️ Microsoft Office Suite:
- Word – Habeynta dokumentiyada & qoraallada rasmi ah
- Excel – Maaraynta & falanqaynta xogta
- Access – Dhismaha & xiriirka Database-ka
- PowerPoint – Naqshadeynta & bandhigyada xirfadeed
πŸ’» Operating Systems & Productivity:
- Windows 10 & 11 – Habka loo isticmaalo & farsamooyinka muhiimka ah
- Typing Skills – Xawaaraha qorista & habeynta shaqada
✨ Ku soo biir Balawii Tech si aad xirfadahaaga ugu horumariso!


Balawii Tech

Shortcut kee lagu abuuraa Slide?

2 months ago | [YT] | 21

Balawii Tech

PowerPoint waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo maxay?

2 months ago | [YT] | 37

Balawii Tech

Waxaan soo dhameyney windows 11 iyo MS Word,
Hadeer waxaan bilaabi Rabnaa MS Excel.
Cidii daneyneyso WhatsApp ka igala soo xiriir profile ka saaran.

4 months ago | [YT] | 68

Balawii Tech

Casharka 2aad ee Barashda MS Word Waxaan Ku baranay Qodobadan. Advanced level.

5 months ago | [YT] | 32

Balawii Tech

Casharkii 1aad ee Barashada MS Word waxaan Ku baranay Qodobadan:
- How to open, close, and create Word files
- Understanding the Word interface (Tabs, Ribbon, Backstage View ..)
- Using help and search tools
- Saving files with AutoSave and OneDrive
- Sharing documents and collaborating
- Customizing your Word appearance and account settings.

5 months ago | [YT] | 71

Balawii Tech

Ku soo dhowaada koorso cusub, waxaa noo dhamaaday windows 11 alx hanbalyo ayaan leeyahay Ardeyda baastay imtixaanka ee u gudbay Course ka xiga ee Microsoft Office.

5 months ago | [YT] | 17

Balawii Tech

Koorsada Barashda Computer Aas aasiga ah wuxuu si toos ah u bilaabmayaa 2 Bisha Augusto wuxuuna soconayaa 3 bilooad wax yer ayaa ka haray isdiiwaangalinta online ka. ee hada WhatsApp ka igala soo xiriir si aad ugu mid noqoto ardeyda bilaabaya barashda Computer ka: windows 11 iyo office application - Word, Excel, PowerPoint and Access.

6 months ago | [YT] | 46

Balawii Tech

Balawii logo updated, Sidee u aragtaa Design kaan?

7 months ago | [YT] | 48

Balawii Tech

Koorso Cusub iyo Version Cusub ( Hada Soo Dalbo Si laguu diiwaangaliyo ardey badan ma la qabanaayo ee yaa lagaa buuxinin). WhatsApp ka +252617003478

7 months ago | [YT] | 19

Balawii Tech

Waxaa Socdo is Diiwaangalinta Course Cusub Versions Cusub, Ardeyda Qaadanaayo waa koobanyihiin ee horay ugaar, nagala soo xiriir WhatsApp ka +252617003478 β€ͺ@Balawii‬

7 months ago | [YT] | 42