RAGA RAFAADKA WAA U RAAXO🙏🏼بسم الله الرحمن الرحيم

Anas Ilbax is a Somali explorer and global storyteller who travels the world uncovering hidden histories, ancient cultures, and forgotten landmarks. Rooted in Somali heritage and driven by curiosity, he brings powerful stories from around the globe to light through engaging travel and history content.

🌍 Somali around the world | 🎥 History • Culture • Mystery |
🎥 @AnasAdam | #HistorySeeker 🌍

Anas Adam Ilbax waa Soomaali safar ku maraya dunida isaga oo sahminaya taariikhaha qarsoon, dhaqamada qadiimiga ah, iyo meelaha dahsoon ee laga iloobay. Asal ahaan Soomaali, hase yeeshee ilbaxnimo iyo xiise aqooneed ayuu ku wajahaa safarkiisa caalamiga ah.

🌍 Soomaali Dunida Wareegaya | 🎥 Taariikh • Dhaqan • Sahamin |


Nagala soo xariir = 25261 8150863


Anas ilbax

Waxaan page keyga ka maqanahay muddo 2bil oo aan soo gelin wax muuqaal ah waxaana sabab u ah xaalad safar waxaan aad ugu mahadcelina qof walba oo ii muujiyay taageero aaladaan we will come back insha allah 🙏.

3 weeks ago | [YT] | 32

Anas ilbax

Soo Daawo 🤯🤯

3 months ago | [YT] | 6

Anas ilbax

Soo Daawo 🤯🤯

3 months ago | [YT] | 13

Anas ilbax

Waxaan balan qaaday inaa isbuucii soo gelin doono 2muuqaal channel keyga lkn isbuucaan wax sooma gelin oo waa yara xanuunsaday waxa ugu muhiimsan waa taageeradiina mahadsanidiin dhamaantiin.

3 months ago | [YT] | 23