Isku Xiraha Ganacsigaaga & Macaamiishiisa.



Mareego

Isku xernaanta ganacsiyada & macaamiisha waa sheyga ugu qaalisan dunida internetka.
Mudo ayaan dharaandhirininaynay arintaas iyo doorka aan ku leenyahay laga soo bilaabo 2023.
Madama shaqada dhabta ah ee aan qabano kaliya aysan aheyn sameynta hal abuur bal aan si xoogan uga shaqayno sidii hal abuurkaasi uu macaamiil ugu soo xeri lahaa ganacsadaha, waxaa ugu dambeyntii ku badalaynaa Magaceenii ahaa fariixa design > 𝗠𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗼
𝗠𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗼 waxaa laga keenay erey soomaliya oo tilmaam u ah barta isku xerka
Wuxuu nasiinayaa fursad aan ku laba laabi karno sidii hal abuurka looga dhigi lahaa mid keena xiriir qotodheer oo waara
kusoo dhawaada markale 𝗠𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗼. waa idin jecelnahay ~ much love 💛

2 weeks ago | [YT] | 7

Mareego

Ma tahay qof u baahan inuu brand dhiso. Watch this video

3 years ago | [YT] | 7